Tartanka Super League oo fashilmay kadib markii ay ka baxeen Kooxihii Ingiriiska

Dhamaan kooxaha ka ciyaara horyaalka Britain ee Premier League ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay ka baxeen tartanka Super League, kaddib dhalleecayn ba’an iyo mudaharaadyo ay la kulmeen. Chelsea iyo Manchester City ayaa xalay fiidkii ku dhawaaqay in ay ka noqdeen tartankaas oo ay ka mid ahaayeen 12kii kooxood ee aas-aasay, waxaana hadda … Continue reading Tartanka Super League oo fashilmay kadib markii ay ka baxeen Kooxihii Ingiriiska